SHIRKADA DIYAARADAHA EE ETHIOPIAN AIRLINES OO SHAACA KA QAADAY IN 10
JUNE 2012 AY DIB U BILAABAYSO DUULIMAADKEEDII ETHIOPIA TO SOMALILAND
London (TNN)-Shirkada Diyaaradaha Ee Itoobiyaan Airways ayaa shaaca
ka qaaday in si rasmi ah u bilaabi doonto duulimaad yadii Ay ku tagi
jirtay somalilandShirkada Diyaaradaha oo warsaxaafa deed soo saartay
maanta ayaa sheegay in 10ka bishan 6aad ay bilaabi doonto
duulimaadyadee da caasimada somaliland ee Magaalada hargeysa .
Shirkadu waxay sheegtay in maalin walba diyaarudu tagi doonto
somaliland wakhtigayada subax ii iyo galabtii . sidoo kale waxa
warsaxaafeedka lagu cadeeyay diyaarada bilaabi doonta bisha 6a ad
10keeda numberkeedu yahay Q400.
Duulimaadyadan shirkada diyaaradaha ee itoobiyaan airways dib u
bilowday ayaa farxad galina ya qurbajooga reer Somaliland ee xagaaga
tagaya . Shacabka Reer Somaliland Ee Qurbaha Ayaa Waxay Rafaad Badan
Kala Sii Kulmaan Diyaaradaha Somalida Ee Rakaabka Ka Qaada Magaalada
Dubai Balse Arinkan Ayaa Mid Aad
U Soo Dhawaynayaa Qurba Jooga Somaliland Waxaana Arinkan Ka
Danbeeyey Mar Bishii Hore Uu Wasiirka Wasaarada Duulista Iyo Hawada
Somaliland Uu Socdaal Shaqo U Tagay Dallka Itoobiya Kasoo Uu Sheegay
In Ay Heshiis Soo Galeen In Dib Loo Furo Diyaarada Itoobiya Airways
Isku Soo Duuboo Arinkan Ayaa Wax Wayn Ka Badalaaya Dhibta Iyo
Diyaarad La.aanta Ka Taagan Somalila nd In Ay Wax Wayn Ka Tari
Doonoto Duulimaadyada itoobiyan airways ayaa joogsaday bishii 11a ad
ee 2008 Kasoo Wadanka Somaliland Ay Markaa Ka Dhaceen Qaraxyo Is
Miidaamin Ah Taasna Ay Kaliiftay In Gabi Ahaanba Diyaarado Joogsato
Aadan caydiid Cabdi
Sheffield Uk
|