SHIRKADA COMPUTERADA  EE HAA TECHNOLOGY

 

 

 

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadweynaha in Caasimada Somaliland ee Hargeysa la ga furay Shirkad ballaadhan ,oo soo dejisa Computerada iyo dhammaan qalabka casriga ah ee loo isticmaalaba,laguna magacaabo HAA TECHNOLOGY.

Shirkadda HAA TECHNOLOGY, waxay idiinlla diyaar tahay qiimo idin raali geliya,soo dhawe yn diiran iyo aqoon yahanno idinka caawin doona wixii aad u baahan tihiin.

Haddaba ha moogaan,hana ka maqnaan inaad soo booqato Bogga shirkadda,oo cinwaan kiisu yahay, WWW.HAAGROUP.COM