Shir Weynaha Jahliyada Somaliland Ee Wadanka Belguim oo Dhawaan La
Qaban Doono & Maamulka Jahliyada oo Ku Baaqaya In Laga Soo Qeyb
Gallo
Waxaa dhawaan la qaban doonaa shirweynaha jahliyada Somaliland ee
dalka Belguim hadaba waxa a si
sharafleh loola socodsiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada reer
Somaliland ee ku dhaqan Wada nka Belguim
in shirwaynahii jaaliyada la qaban doona taarikhdu markay
tahay 25/06/2011 oo ku b eegan maalin
sabti ah 14;00 ilaa 16:00 ama 2.00 duhurnimo ilaa 4.00 galabnimo;
shirkaasi oo ka dhi ci doona hoolalka shirarka ee
Rue de Travestiers 125 1210 Brussels.
Shirkan oo lagaga wada hadli doono arimo badan oo muhiim ah oo ku
saabsan Jaaliyada reer Somali land ee Belguim qodobada ugu muhiimsan
waxa ka mid ah;
1. Doorashada Hogaanka Jaaliyada
2. Xisaab xidhka Accountka Jaaliyada
3. Cusboonaysiinta Addresska Jaaliyada iyo account ka
4: Warbixinta Waxqabadka jaaliyada
5. Suaalo Guud
Sidaasi darteed waxa laga codsanayaa cidii danaynaysa inay ka qayb
gasho ama isku sharaxdo Ho gaanka Guud ee Jaaliyada inay codsigooga
iyo CV googa usoo gudbinayaan ugu danbeeyn 22/06/2011 Gudoonka
Gudida Doorashada oo kala ah
1: Rashiid Ahmed Jamac. Ruede General Michel 3 a 1120 bruxelles tel.
0484123246
2. Muse Jama Diriye. Jan Lampenstraat 12 9000 Gent
Hadaba waxa si sharafleh laydinka codsanayaa inaad shirkaasi ka soo
qayb gashaan aadka muhiim ka ugu ah dardargalinta Jaaliyada idinka
oo wakhtigana dhowraya; cidii suaalo dheerad rabta inay ogaato waxa
laydinka waxaad la xidhiidhaysaan.
Maxamud Adan. Tel. 0494981467
Gudida Qaban Qaabada Shirka
Allaa Mahad Leh
|