Ogaysiis-Shir:Teleconference: Gudoomiyaha Kulmiye ahna Musharaxa M/weynaha Jam.Somaliland January 31th 2016

 

 


 


1 - Shir Ka Dhacaya Telephone :

Waxa dhamaan qurbajooga Somaliland la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan shir lagu qabanayo telephone, waxa qabanaya Gudomiyaha Kulmiye ahna musharaxa xisbiga Kulmiy e uga qayb gelaya doorashada madaxwaynaha ee dhici doonta sannadka 2017.

2 - Maalinta: Shirka telephoneka wuxu dhacayaa maalinta Axada ee bishuna tahay January 31, 2016

3 - Wakhtiga Shirka waa sidan:

- Washington DC\Toronto = 1pm
- Seattle \ California = 10am
- Minnesota = 12noon
- London UK = 6pm,
- Norway\Germany\France\Denmark =7pm
UAE - Dubai = 10pm
Saudi Arabia - Riyadh = 9pm

4 - Telephoneka waxad ku soo gelaysaa – Marka hore waxad soo garaacdaa telephoneka hoos ku qoran ee ku hor qoran waddanka aad joogto, marka labaad waxad gelisaa muftaa xa ku hor qoran wadanka aad joogto, ugu dambayna waxad garaacdaa summadan # sha xda.

United States\Canada
1-64-17-15-35-80
access code is 222-921#

United Kingdom +44-33-09-98-12-14
access code is 222-921#

Norway
+47-52-90-06-74
access code is 222-921#

Denmark
+45-78-77-25-34
access code is 222-921#

Sweden
+46-81-24-107-14
access code is 222-921#

Finland +35-89-74-79-00-84
access code is 222-921#

Netherlands
+31-63-52-05-016
access code is 222-921#

France
+33-75-55-00-248
access code is 222-921#

GCC/Dubai\Saudi
+97-31-65-68-334
access code is 222-921#

Germany +49-30-25-55-50-324
access code is 222-921#

Belgium
+32-93-24-29-14
access code is 222-921#

5 - Ujeedada Shirka:

Gudoomiye Muse Bixi wuxu qorbajooga kula dardaarmayaa xoojinta iyo illaalinta qaranami da Somaliland iyo midnimada shicibka Somaliland. Wuxu kula wadaagayaa aragtidiisa dhina ca siyaasada, dhaqaalaha, wadahadalka Somaliland iyo Somalia, arrimo kale oo badan. Fadlan ka soo qayb gal si aad u dhegaysato aragtida Gudomiye Muse Bixi.

6 - Waxa Diyaariyay Shirka:
Kulmiye North America iyo Kulmiye UK.

7 - Xidhiidhinta: wixii suaalo ah ee aad jeceshahay inaad waydiiso Gudomiye Muse Bixi ama khuseeya shirka sida lagu soo gelayo; fadlan ku soo dir emailkan:kulmiyena@gmail.com