Shir ay kuwada tashanayaan haweenka somaliland ee deggan dalka holland


 



Anaga oo ah ururka (NOMAD), garabka Hooyo Waa Lama Huraan, waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dumarka ama hablaha Somaliland ee deggen dalka Holland in ay ka soo qayb ga laan Casho Charaf aannu ugu talo galnay, in ay haweeweynaha Somaliland ee deggan Holla nd ay ka wada tashadaan wax qabadka dalkooda iyo dadkooda.

Si hadaba loo kulmo waxaan idinka codsanaynaa in aad ka soo qaybgashaan kulankaas oo aanku soo bandhigi doonno wax qabadkii ururka iyo in aan kawada tashano sanadaha soo socda wixii aan qaban lahayn.

Sidaa darteed haddii aanu nahay ururka (NOMAD) garabka Hooyo Waa Lama Huraan, wax aan idin leenahay welcom soo dhawaada waxaan u baahanahay fikraddiina iyo in aad nala qabataan wixii tamartiinna ah dhamaan haween waynaha somaliland ee Holland.
 


Date: Sabti 23-March
         3- sadexda ilaa 9.30. wakhtigana ha ilaaliyo

Adres: schooneggendreef 27.
            3562 GG Utrecht



Wixi faahfaahin ah kala soo xidhiidh telefoonada hoos ku qoran.


0685420864
0684079629
 


wax lacag ah laguma galayo cuntaduna waa casho sharaf ama casuumad ka soo qaybgal wanaagsan.

 


wasaalamacalykum.