Sanad iyo maalmo
Safarkaygii Somaliland Wa xan u mahad celinayaa Raxmaanka reerkii
iigusoo nabad-celiyey

*Waxay
isugu jiri doonaan qormooyin ka dhashay dhacd ooyin, dhul-bo
ob, dharaar-maal,dhafoor taabad mujaah id, gabdho dhoorka
la'jiidey, dhereg dhaafay tankii,iyo an idhaahdo dhedo
roob-ismacaashtay
....
*Waxan xasuusinayaa inta Dalkaba u taqaan ee uu ugu
qiimaynsany ahay wejiga ina Riyaale ku-dhowaanshihiisa iyo
daawashadiisa ee sida a ugu gar-eexda, ugu gudoon jilicooba,
ugu gar-darro gadh-rruxa, iyo kuwa siday gacan waalid arkeen u
gu dhunkasho haliilow "AWR
MADA XA TAAJ LOO GESHAA WAA TUSMO HA BAABE, TUUG XOOGSADEY IYO
FAAJIR BAA TALO U DHIIBTAANE TAR-TARKA A KA DHAAFTAAN NINKII
TOOSINTIIN WADEY" (Haji
Adan)
*Waxad ogaataan kuwaasow, waad isdooriseene waxa ay NSStu gaad
hey adba maanlaawow waad gaadhi karta hadaad u han iyo haqal
yee lato.
*Waxan uga digayaa hogaamiyaha UDUB mr Daahir Riyaale Kaahin, gudoom
iye Dadka Somaliland kuma koobna intaad u fahamtey inaad Dili-karto,
Dada feenayso, intaad Daah-dabadii doqoniimo jahaysey,iyo inta ad
Dumuqraadi jacaylka ku dareen habaabisay
*Waxan 2da xisbi mucaarad ku hojinayaa "canaan baad leedihiin
cabashaa nu idiin haynaa colaad iyo nabad dhexdood baadna hojiseen,
hoog iyo haga ag kaad kuwadaan hadeer garan-mayno.Hayal-samaantiinii
maxay kordhis ey? hareer fadhiisigiisii maxa ka haleesheen?
hibashadii hore ma' hil-maam teen? habeen tegey ilowde' hadeer maxaa
aragata an?
Murtibaa tidhi "
MADAX MUUQDA IYO MINDI AFDARAN MIDNA LAGAMA QUUSTO "
Waxan maanta ku koobayaa waxay bulshaweyntii leedahay xisbiyow
UCID iyo Kulmiyow
ama naga tarjuma ama isaga kaaya leexda anagaa deel iyo da alba
naqaane'.
Waxay ku
dareen, Riyaale ma haadey hanti ma' u
doontay hareer Sheikh ma iibshey
Kuwait maka
hoortay?
Ammaano Alla,
Ahmed Yussuf Dualeh
huluulyare@yahoo.co.uk |
|