Raysal Wasaare Ku Xigeenka Turkiga Oo Weftigii Madaxweyne Siilaanyo ku Qaabilay Istanbuul

 


Istanbul (TNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaanayay ee ku sugnaa dalka Turkiga ayaa waxa Garoonka d iyaaradaha ee Istanbuul ku qaabilay shalay (14.04.2012, Raiisal wasaare ku xigeenka Dhaqaala ha iyo maaliyada dalka Turkiga ahna Gudoomiyaha kulamada wasiirrada dalkaasi Mr. Ali Babac an.


Ali Babacan, oo madaxweynaha JSL, ku soo dhaweeyey garoonka diyaaraha ee Istanbul ayaa madaxweynaha iyo weftigiisa ku hambalyey xidhiidhka wanaagsan ee soo jireenka ah ee ay Somaliland iyo turkigu soo cusbonaysiiyeen soona dhawaynaayo ka ra’isal wasaare ku xigeen ahaan iyo in Somaliland iyo Turkigu ay ahaadaan saaxiib dhaw oo ay wada shaqayn taariikhiyi ka dhaxayso.


Madaxweynuhuna waxa uu uga mahadnaqay sida diiran ee uu u soo dhaweeyey mudane Ali ga roonka Istanbul isaga iyo weftigii la socotayba sidoo kalena madaxweynuhu waxa uu mahad n aq balaadhan u jeediyey dalka turkiga sidii qiimaha badnayd ee uu uga qayb qaatay wada hada lada Somaliland iyo somaliya.
 


Cumar Maxamed Faarax