Raysal Wasaaraha Dalka Turkiga,Recep Tayyip Erdogan ,ayaa si meeqaam sare ah  xafiiskiisa ugu qaabiley waftigii Somaliland ee uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland , mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)