Qurbo jooga dan iyo duce ee qaarada yurub waxay si ad ag u
canbaareeyeen xadhiga lagu kacay Eng saleban siciid

Qurbo joogta ku nool qaarada yurub ee dan iyo duco oo kulan ku
yeedhay maanta mag aalada London ee cariga boqortooyada Britain waxa
sida adag ugu canbaarayeen xadh iga xaq darada ee madaxtooyada
Somaliland kula kacday Eng saleban siciid cumar ,waa xanu
muwaadinkani ku xidhan yahay aragtidiisa u ka dhiibtay maamul xumada
iyo mus aq-maasuq tirade beelay ee xukumada Siilaanyo ku hayso
hantidii ummada reer Somalil and wada lahayd.
Dhiibshada aragtida ama
xoriyada hadal waxa inoo baneeey dastuurka qaranka Somalil and ee u
Siilaanyo madaxweynaha u yahay .Shirka balaadhan ee ay isku yimaadeen jaal iyada dan iyo duco ee
qaarada yurub waxa ku soo saaran bayaanka oo ku soco xukum ada
madaxweyne Siilaanyo:-
•
In si degdega ah xoriyadiisi lagu so celiyo Eng saleban siciid cumar
•
Inay xukumadu ilaaliso xoriyatul qolka ummada
•
In laga daayo xadhiga xaq darada ee laga beegsanayo dhalinyarada ,aqoonyahanka
iyo waxgaradka bulshada ka soo jeeda gobalka saaxil.
ku simaha gudomiyaha jaaliyada dan iyo duco ee qaarada yurub
Maxamed cabdi warsame
Email: Milgo19999@gmail.com
London/UK
|