Qurba jooga Somaliland ee Qaarada Yurub,ayaa bannaanbax balladhan oon loo kala hadhin,laguna raadinayo qadiyada Somaliland, ka dhigay Xarunta Midawga Yurub ee Brussels, cadawgiina u quus gooyey........Daawo sawirada