Qoxooti Soomaaliyeed oo xaalad qalafsan ku sugan,
lana saadaalin karin halkay cago dhigan doonto

 

 

Teraple, Holland (TNN)- Dad Somalilyeed oo ku sugan Dalka Holland, dacwadoodii qaxootinima na  ay Dawladuu aqbali weyday  ,  maal mahanna  ku sugnaa xaalad aad u qalafsan, ayaan ill aa hadda waxba iska bedelin arrintoodii.Dadkan qaxootiga ah,ayaa  diidey inay dib ugu noqd aan Kampkii ay ku jireen, iyagoo ka cabsi qaba in halkaasi laga tarxiilo,dalkoodiina dib loogu ce liyo Dalkoodii.



Dawladda Holland , ayaa kula telisay dadkaasi inay Kampkii Qaxootiga dib ugu noqdaan, dibna dac wadood loo eegi doono.Gabadha Gudoomiyaha ka ah Gobolkaasi ,ayaa bayaan ay soo saa rtay ku sheegtya , in la bur burin doono Tendhooyinka ay hadda dhaxanta iyo barafka ka dugs adaan,  hadii aanay si deg deg ah uga bixin, kuna noqon  Xeradoodii.Dadkaa Somalida ah,ayaa iyagu go'aankaasi ganafka ku dhuftay,si cadnna u sheegay ina aan ay  marnaba meesha ka dh aqaaqayn, illaa  arrintooda meel lagu tiirinayo, waxaana hada shir ku jira Hay'ada Qaxootiga iyo xukuumda .



Si kasta ha ahaatee, dadkaa Soomalida ahi  waxay maanta ku sugan yihiin xaalad aad u qalaf san, waxaanay hoy la'aan darteed , marti u yihiin  dhaxanta, barafka,dufaanta iyo dabeylaha jiilaalka ee waqtigan lagu jiro

 




Timacade News Desk
Holland Office