QAFNA DANBIILA MAAHA ILAA LA HOR KEENO CADAALADA LAGUNA CADDYO
Markahore waxaan salaamayaa dhamaan websites ka xorta ah, ee horsed
ka ah war baahinta S omaliland ,si gaar ah
Timacade News iyo hawl
wadeenadeeda.Marka labaad waxaan waydiinay aa dhamaan reer
Somaliland ka dhabta ah, xaggee lagu wada Dalki iyo Dakiiba, hoosna
iila eegta an waxa maanta ka dhacaya Dalki.
Ka dib dilkii foosha xuma, waxa dhacay Dawladu kusoo qaaday Dulaan
culus Magalada Gabilay, w axa la dul
dhigay Awood laxaad leh, waxa hore looga cabanayay xadhi ku dhacay
Rag, balse ari nki wu dhaafay halka waxa la marayaa Dumarkii ,
caruurtii, siiba Dumar Umul ah. Waxa kaliya ee ay galeen waxa weeyi
Hebel ba idin la hadlay , tolow, goorma la gaadhay, in Gabadh dumar
ah, ama will caruur ah loo xidho Danbi loo tirinayo Cid kale ? Tolow
goorma la gaadhay Ruuxa in la xu kumo tiiyoon maxkamad la taagin ?
Waasi waxay tusaya dada Caqliga fayaw, in meesha laga wa do
Qalalaase, xumaan, kicin, iska hor keen. Halkan waxaan ku muujinayaa
arinka in masuul ka Ya hay ninki shalay ku dhaaranyay in u Daacad u
noon doono Dadka iyo dalkaba, wa madaxwayna ha, Somaliland, Mudane
Axmed Maxamed maxamoud.
Waxa jira Waziir marku fashilay
in uu gacanta ku dhigo Dadkii Dailka gaysay, imika ku mashquuli naya
Dadka, oo kolba meel ka afoofaya xumaan, bal qabsoo waa kii lo diray
Amaanka dalka, taasi waxay ku tussahs, in ninkaas la yidha Duur , ku
hawlan yahay sidi dada Reer ha Gobolada galbe ed looga abauuri lahaa
iska hor keen, iyo dhibaato, kala fogayn, iyo in la abuuro Colaad
iyo Qas inta ka horaysa Dorashooyinka dhawaanta la qaban doono,
hadaba suaashu waxay tahay max ay gays teen Dadka lagu hayo Dhibta,
ee loola macaamilayo sidii Budcad, ? Madaxwynahu muxuu uuga amusay?
Saw taasi maaha, in uu raali ka yahay ?
Waxaan hadalka kusoo gabagabaynaa, reer Somaliland, haday sida kaga
amusaan, dhibtaa taag an, In Cadagu ka faaiidaysto, dalkana ka
dhacdo dhib inta ka badan. Waxaanu leenahay Mudane madaxwayne, Dadka
hoos u eeg, cavalcade waxay tahay in danbiilahay halkiisa lagu
ciqaabo, ee maha in dhamaan dada lagu xasuuqo, laguna dhibo, waxaa
tihiin reer hebel. Qofna maaha danb iile ila la hor keeno cadalcade
laguna cadeeyo danbigiisa. Waxes tahay layaabku, qofka loo xidho
waxaa taqaanaa HEBEL, AMA HEBEL BA KU QABA, AMA WAXAA TAHAY INA
HEBEL . QOFNA QOF LOOMA ANAYNKARO QOF KALE, HADDAANU KULA JIRIN
DANBIGA LOO HAYSTO.
ILAAHAY HAYNA GARANSIIYO XAQQA
ABDULKHALIQ ALI
SAUDI ARABIA |
|