Qabiilada Aay Ka Soo Jeedaan Xilalkii Maanta Magacaabay Muuse Biixi

 

 

Hadda Ogow Xilal Maanta Madaxweyne Biixi magacaabay & QABIILADA ay kasoo jeedaan xubnahan cusub.

1 Maxamed Cilmi Ahmed Maxamuud,Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex. SAMAROON

2. Maxamed Diiriye Xayd Nuur, Guddoomiyaha Gobolka Daad-madheedh. REER XUSEEN HABAR-YOONIS

3 Maxamed Cilmi Xuseen Axmed , Guddoomiyaha Gobolka Sanaag. BICIIDE – HABARJECLO

4. Axmed Yaasiin Maxamed Faarax, Guddoomiyaha Gobolka Hawd. CIISE

5. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Xujaale Guddoomiyaha Gobolka Togdheer. CIMRAAN – HABARJECLO

6. Mukhtaar Cabdi Quule Maxamuud, Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe. HABAR AWAL – SACAD MUUSE

7. Siciid Shugri Xuseen Cali , Guddoomiyaha Guddida Maamulka Hay’adda Dekedaha iyo Free Zone. SACAD MUUSE – HABAR-AWAL

8. Axmed Xaaji Daahir Cilmi Ducaale, Xubin Guddida Maamulka Sare ee DP World Berbera. SAMAROON

9. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse, Xubin Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka. HABARJECLO – AXMED FAARAX



ISAAQ – 7

SAMAROON – 2

CIISE – 1

DHULBAHANTE – 0

WARSANGELI – 0

GABOOYE – 0

HAWIYE F-SH – 0
 

 


F.G Kama dhigna qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa si fudud inaad ku ogaato metelaada deegaankaagu ka helay xilalkan cusub ee Madaxweynuhu magacaabay.

 

 


Mohamed Yusuf Bakayle.