QAADIRKAY HA DAAYEE WAA MUJAAHID QAALIYA

 



Dhacdo kastood ogaydeen dhibic ninkaan ka tagin wixii dhibo inna soo maray.Boobe dawlad weeyaan waa nin dunida hagi kara dalka wuu u dagaalamaydaacad weeyi aan hadhin dusdus darajadiisiyo dulmigaabu neceb yahay.


Xaqa wuu ku daakiray duurkuu u galay shalay Daaquutkaad ogaydeen daaqadaabu kala ba xay isagiyo darkiisii diricyadeenii khayraad.Kuwa aan xishoonayn xaqa aan dilaacinin xabaal baa sugaysiyo maalin aan Xirsina jirin.Boobe Yusuf Ducaale laysku sheegimaayo wuxuu yah ay iyo wuxuu gudotoona,mana jiro nin uuga lexjeclo badan qarankeenna nin la mid ah mooy ee.


Ciilbaxii dalkeenow carceer soo dagaalamayow wixii caadku saaraa,cawskii madoobaa ceebtii la  qarin jiray cuudkii la cuni jiray maantay daadeen ceebtii hagoognayd cidii loo cumaamaday ciidaabaywadhan tahay oon cadeedi saarayn.Waxay xurmadeenu tahay inaynu xaqdhawro biri magaydeenna,marka ay tilmaamaan waxay xaq u leeyihiin qarankana lagu hagaajinayo,w aa laga fiican yahay in burush lala dabogalo hal doorka ummadda,sida Boobiyo qayrkii,qaad irkay ha daayee quusiga maqaatoowaa geesi qaaliya.Boobe yaa dirqiyi kara daasad been ah tumi kara dalkii uu xoreeyiyo dunidaa markhaatiya daaim baa hadeeyow waa geesi daacada darbiy odeenna adag iyo diricyadaan ku faaniyo diiwaanno qaaliya.


Ma dayrkii makuu gubay hadduu dalabta toosiyo dalka uu u hagar baxo,waa maxay ha daabicin duubis baabay gaadhee.
 

 


BY ABDIRAHMAN IBRAHI BOUH