SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND

 

    

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka   {UCID}                                                                    Justice and Welfare Party   

 

 

Ref/UCID/943/2013                                                                                                Date: 09/12/2013

 

WAR SAXAAFADEED

HARGEYSA

Ujeedo/War Galin Muhiim Ah

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Maroodi Jeex Ama Hargeysa Md: Faysal Abiib Gudhane

Waxaa Uu Ku War Galinayaa Dhamaan Tageerayaasha Xisbiga Ucid Ee Caasimada Hargeysa In Ay Ka Soo Qayb Galaan Banaan Bax Salmiya Oo Lagu Taageerayo Xoriyatul Qawlka Iyo S axaafada Somaliland,Maalinta Bariya XARUNTA XISBIGA UCID Ee Xaafada  Shacabka, Saca adu Markey Tahey 9:00Am Subaxnimo Taas Oo Ku Beegan Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee  XUQUUQUL INSAANKA

Hadaba Xukuumada Somaliland Waxaanu Leenahey Idiinkaa Xisbiga UCID Iyo Taageerayaas hiisaba Nabad Galyadooda Qaabilsan Sida Dastuurka Iyo Xeerarka Qarankuba Tilmaamaya an Ee Waan Dadkaa Amnigooda Ilaalisaan

Sidaa Daraadeed Taageerayaashana Waxaanu Ku War Galineynaa In Ay ilaaliyaan Amniga Iyo SumCada Xisbiga Ucid Lana Shaqeeyaan Ciidamada Qaabilsan Aminga

 

 

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Ee Xisbiga Ucid

Md: Faysal Abiib Gudhane

覧覧覧覧覧覧覧覧覧蘭