Ogeysiis Shir muhiim ah

 



Ku Dhammaan Gudiyada Fulinta iyo dhexe ee xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka {UCID}Net herland Og Gudoomiyaha Guud ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka{UCID} Jam/Som /lan d Hargeisa


Og Xoghayaha Guud ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka{UCID} J/S/land Hargeisa


dhammaan gudiyada fulinta iyo dhexe ee xisbiga caddaalada iyo daryeelka {Ucid} waxa la ogeysiinayaa in maalinta Axada ee ay bisha Novemper tahay{18}shir muhiim ahi ka dhici doono magaalada Vlaardingen xafiiska ku meelgaadhka ah ee ururku ku leeyahay shirkan oo ku saabsan isbarashada xubnaha gudiyadan iyo warbixin doorashada golayaasha deg aanka heerka xisbigu ka marayo iyo doorka la inooga baahanyahay  ka Netherland ahaan sidaad lawadasocotaan Adreska xafiiskuna waakan hoos ku qoran Saacadu waa 16.00 Galabnimo


Adress----- Bilitonlaan 65
Postcode-----3131 LE Vlaardigen


ka soo qaybgal wanaagsan iyo wada shaqeyn fiican waad Mahadsantihiin
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee dalka Netherland

 


M M Eleye{Suweys}