OGEYSIIS Shir la xidhiidha Xaaladda iyo Geedi Socodka Dimuqradiyada Somaliland


Ururka Somaliland Society UK Waxa uu la socodsiinaya dhamaan bulsho weynta Somaliland ee ku dhaqan carriga Ingiriiska inay kasoo qayb galaan shir ka dhici doono magaaladda London maalinta Sabtida ee soo socota.


UJEEDO:Shirkan waxa lagu lafa gurayaa arrimaha kasoo kordhay Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland.


MARTI: Shirkaas waxa kaso qeyb gali doona culima’udiinka, aqoonyah anka iyo indheer garadka Somaliland ee ku dhaqan carriga Ingiriska.


Maalinta/Wakhtiga: Sabtida, 7.08.2009


Goobta/Venue:

Southall Day Centre - Milap Branch
Shackleton Road
Southall
UB1 2QH


Wakhtiga: 4pm- 7pm


Waxii faahfaahin ah kala xidhiidh: Axmed Dahir Cilmi, Guddomiyaha Somaliland Society UK - Tel: 07984676106



Waxaa taageeray oo ka soo qeyb qaadanaya Ururada

West London Somaliland Community

Siraag
BSUG
SDWO
Iyo ururo kale