Ogeysiis Muhiim ah Reer Holland

 


Dhammaan Jaalliyadda Somaliland ee ku nool Dalka HOLLAND waxaa lala socodsiinayaa in la qabanayo SHIR AAD U MUHIIM ah oo berri Khamiista 04.12.2014 ka dhici doona Magaal ada Rotterdam oo ay ka soo qeyb gelayaan WAFDI CULUS oo ka socda Somaliland oo ay ka mid yihiin

1. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka
Dr. Sacad Cali Shire

2. Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland
Dr. Muuse Qaasim Cumar

3. Maareeyaha Dekedda Berbera
Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-Xoor)

4. iyo Eng. Cabdiraxmaan Maxamed

Goobta Shirka
Leuvenhaven 80
3011 EA Rotterdam

Saacadda
18.00 - 24.00 uur

Waxaa haddaba Jaalliyadda Somaliland ee Nederland si xushmo iyo qaddirin leh looga cod sanayaa in ay wakhtiga dhawraan.

Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala soo xidhiidh telefanadan hoos ku qoran

Maxamed Yuusuf Buux tel. 06 84297 521
Cali Xaruuri tel. 06 84100 933

Wa billaahi Tawfiiq