Ogeysiis muhiim ah oo u socda Jaaliyada
S/land Holland

Wxaaa la war-gelinayaa dhammaan
Jaaliyada Reer Somaliland ee wadanka ina shir shallay ay isugu
yimaadeen hal-doorka,
wax-garada iyo odayaashu Jaaliyadu , Xarunta Jaaliyada ku leedahay
Magaladda Rotterdam.Halkaasi oo ay si qoto-dheer ugu
lafay guray sidii sannadkan xaflada 18 may 2015 hal meel lagoo qaban,
Shirkaasi ay goob-joog ka ahaayeen 3dii Urur ee xafladaha kala qaban
jirayi sadexdii sannadoo ee ina soo dhafay.
Falan-qeyn dheer dabadeed, waxaa shirkaasi laga soo saaray qodobo
3dii ururna ay raali ka noqdeen, oo ay ballan qaadeen inay sida u
yahay
qodobadaasi u fulin doonaan. Qodobaasi oo hortooda laga akhriyey.
hadaba jaaliyada waxaa lagu war-gelinaya inay sidaas ula socdaan
cidii go,aamadasi ka leexataana loo arki doono cid ka soo hor-jeeda
wada- jirka iyo
qaranimada Somaliland.Cin-waanku waa sida hoos ku qoran :-
Gebbeberlaan 3-13
3527VX Utrecht
Maalintu waa 16-5-2015.
Magacyada Guurtida,
1- Maxamed Yuusuf Buux.
2- Feysal Cusmaan Guuled.
3- Cumar Qiyaas (Imaamka)
4- xasan saleybaan (Xasan cade)
5- Axmed Sooraan
6- Omar maxamed jaamac
7- Cali Nuur Yuusuf
8- Mubaarik Abshir
9- Maxamed Maxamud Maxamed
10-Cismaan cabdilaahi xasan Yaasin
11-Axmed maxamed Adan
12-Mukhtaar maxzamed Jaamac
13-Maxamed Muxumed ileeye
14-Maxamed Cali dheere
15-Xasan yaasin
16-Cali xaruuri
17-Cabdirisaaq Maxamed (Qasaaye)
Alla maahad leh soomaliland Guul.
|