Ogeysiis ku socda qurba jooga reer UK ee ku nool Somaliland

 


Hayada wadaniga ah ee ODHA waxay ku marti qadaysaa dhamaan Qurba jooga r eer  UK,  ee ku nool Somaliland,  inay ka soo qayb galaan shir muhiima oo loogu qa banayo Hotel Maansoor, taarikhdu markay tahay 03/05/2012, oo ah maalinta kha miista Habeenka jimcuhu soo gelayo , saacaduna tahay 7:00 fiidnimo.
 

 


Wixii Faahfaahin ah kalla xidhiidh

Xafiiska Odha ee Hargeysa
4427793