Ogeysiis ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa jaaliyada Somaliland ee Bristol City in ay
inagau soo foodleeyihiin wafti culus oo uu hogaaminayo Madaxweynaha,
jamhuuriya Somalilan Mudane Axmed Mqxamed Maxamuud (Siilaanyo) ,
sidaas darteed waxaa la farayaa in ama la ogeysiinay aa in laga soo
qayb qaato soo dhawayntaas sidii caadada inoo ahaan Reer jirtay
Reer Bristol;
waxaa diyaar ah Basas qaadi doona dadka Wakhtigu Waa Axadan oo
bishu tahay
02/10/2016
Wakhtiga basku tagayo
9:00 subax nimo,st Gabriel Road
Kala xidhiidh gudiga qaba qaabada
Telephone 1) 07795431216 Axmed cadaaley,Axmed Aadan Mooge
telephone 07802812453
|