OGEYSIIS DEGDEG
AH:WAA OLOLE ICTIRAAF-DOON
CASUUMAD FURAN OOD BARLAMANKA SWEDEN AH. WAA OLOLE ICTIRAAF-DOON AH
OO UU WADO XISBIGA KULMIYE.
Guddoomiye Muj. Axmed Maxamed Maxamuud
Siilaanyo, isagoo qadyadda qaranimada
Soomaliland daafaciida, ictiraaf doonka iyo iibinta
taariikheena iyo geedi-socodka dimuquraadiyadda, darban ayuu
caasuumad rasmi ah ka helay barlamaanka Sweden. Haddaba casuumadda
oo uu rabo inuu sida ugu habboon ee danta guud ee qaranka uga
midho-dhalinaayo, ayuu u rogay seminar xogwaran ah oo uu siiyo
xubnaha barlamaanka Sweden, isagoo si mug weyn uga warami doona
xaqqa aynu u leenahay gooni-isu-taaga iyo ictiraafka aynu mutaysanay.
Waxuu ka hadli doonaa taariikhdeena mid halgan iyo mid dhaqanba, si
gaar ah waxuu u ku taagsan doona geedi-socodka dimuquraadiyadda iyo
nabadda Soomaliland, isagoo taas ag dhigi doona halaaga iyo holaca
agteena ka socda.
Fadlan si aad kulankan taariikhiga ah uga qayb qaadatid u soo dir
email si dhakhso ah martigeliyaasha, iyadoo aanu gelayn qof aaan
haysan oggolaansho emailka loogu soo diray. Si loo diiwaangeliyo
magacaaga waxaa looga baahan yahay inaad si dhekhso ah emailka u
dirto. Yaanu kaa buuxsamin ee degdeg u jawaab, iyadoo diiwaangelintu
bilaabantay.
Seminaarku waxuu dhacayaa
Khamiista 11 jun saacada 12.00 duhurnimo.
U dir email:
amanda.lovkvist@liberal.se
AN OPEN INVITATION TO SWEDISH PARLAMENT: A CAMPAIGN FOR THE
RECOGNITION OF SOMALILAND INDEPENDENCE BY KULMIYE PARTY
Mr.Ahmed Mohamed Silanyo, the Chairman
of KULMIYE Party and candidate of Presidential election due 29
September 2009 in Somalilnad , will underta ke a
seminar on Somaliland to honourable
members of Swedish Parliament. In this event the seminar will cover
the land, the people, history, culture, social, economy and politics
of the most peaceful state in the Horn of Africa. MR. Ahmed will
enlighten the deserved right of recognition of the Independent state
of Somaliland. It is an international event with special and
increasingly crucial interest, because of current piracy and
increased tensions in the region.
All are welcome through open Invitation. However, to a void
overcrowding , invitations are by appointment through direct
registration. Simply email to be registered.
Please do send an email to:
amanda.lovkvist@liberal.se
The seminar will be held on
Thursday 11 June at 12.00 pm Sweden Time.
No one will be allowed without prior
registration.
Ahmed Arwo
samotalis@googlemail.com
http://samotalis.blogspot.com
|