Shirka waqooyiga yurub ee xisbiga UDUB oo lagu qaban doono magaalada madaxda Finl and ee Helsinki.

Maalinta sabtida ee 06.03.2010ka.

Goobta shirka waa Nokiantie 2-4,3krs,Xarunta Jaaliyadda somaliland
waxaa la qabaynaaa saacadddu markay tahay :3da galabnimo ilaa 6da fiidnimo.

Dhammaanba xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga waxaa lagu wargelinayaa inay innagala soo qayb galayaan wufuud ka socda laamaha xisbiga ee dalalka waqooyiga yurub.

Wixii faahfaahin dheeraada la soo xidhiidh:

Siciid Cumar tel. 0415435840
Gudoomiyaha Xisbiga UDUB ee Waqooyiga Yurub.


 



Said Omer
saidomhur@hotmail.com