Waxaa la ogaysiinyaa dhamaan dadwaynaha ku nool Bristol in  Cabdil aahi Dirawal ,uu la kulmi doono ,jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol,UK.



Maalinta : Sunday 5th  April 09
Time: 3:00- 5:00pm

Meesha: St Pauls Sports Academy ,Hallka shirarka



Wixii faahfaahina la soo xidhiid




Axmed Cadhooleh: 07535383853

LM –07961136090-07951339021