Ogeysiis: Jaaliyada Somaliland ee Nordhein Westfalen, Germany

 

Dhamaan Jaaliayda Somaliland ee ku dhanqan Germany, gaar ahaan Gobolka Nordhein Westfalen, waxa laga codsanayaa inay ka soo qayb galaan Shir aad u muhiim ah oo la ugu qaban doono:



Taariikhda : 14/2/2009
Saacada: 16-20 ama (4 galabnimo ilaa 8 habeenimo)
Goobta: Bügerhaus Troisdorf



Markale waxaa si milgo leh laagaga codsanayaa inaad shirkaas ka soo qaybgasho, wakhtiga shirkana dhawrtid.

 

 

 


Yusuf Mohamed Yasin

Gudoomiyha Gudiga jaaliyada