BARNAAMIJKA FALANQAYNTA EE TNN
 
 
 
     

 

 

Canada (TNN) :- Waxaan la socod siinaynayaa dhammaan shacabka Somaliland meel walbba oo ay joogaanbba iyo dhammaan asxaabta sharafta iyo qadarinta naga mudan, ee aad u xiiseeya madashan Timacade New s Network (TNN), inaan aan dib u bilaabi doono Barnaaamijkii xiisaha badnaa ee  Falanqaynta TNN.Falanqaynta TNN ,waxaanu ku qaadaa dhigi doonno,si mug lehnna ugu lafo guri doonnaa, hadbba dhacdooyinka ugu doorka roon , islla markaana ugu hadal haynta badan,ee saameeya dhinacayada siyaasadda,dhaqaalaha,nabad gelyda,waxbarashada,arrimaha bulshada, iwm.

Haddaba,ha moogaan ,hana ka maqnaan,siina diyaarso koobkaaga Shaaha ama Bunkaba, si aad u d huuxdo,ugana bogato , islla markaana aad fikirkaa ga uga soo dhiibaato Falanqaynta TNN.
 


TIMACADE NEWS NETWORK TNN