Ogaysiis xaflad lagu taageerayo musharaxiinta Madaxwe ynaha iyo
kuxigeenka Xisbiga kulmiye Muj Muuse Biixi iyo Cabdraxmaan saylici
oo lagu qabanayo Finland
  
Dhamaan taageerayaasha iyo dadweynaha kunool Finland waxa
laogaysiinayaa in laqabanayo xaflad ballaadhan oo lagu taageerayo
Musharaxiinta Madaxweynaha Muj. Muuse Biixi Cabdi iy o kuxigeenkiisa
Ahna Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Mudane Cabdraxmaan Cabdilaahi
Is maaciil Maalinta Axadda ee 20.12.2015 sidaa darteed waxa laidinka
codsanayaa inaad wakhti ga dhawrtaan kana soo qaybgashaan
Taariikhda 20.12.2015
Saacadda 18.00 ama 6pm
Goobta xafladda Helsinki
Adress. VIPUSENTIE 19 00610 HELSINKI
Wixii faahfaahina kala xidhiidh.
A khaliif 0466375012
Mohammed A.laahi 0468465967
Jaama Hassan 0469001421
Nimco 0466345353
|