Ogaysiis Shirka Kulmiye ee 5/04/2010 lagu qaban doono

 


 

Waxa maalinta Isiinta bishan abril tahay 5/04/2010 lagu qaban doono Xaafada oo ka tirsan West London .Shirkii Gudida UK . Gudidaasi oo qabsan doonta shirkoodu ugu  hor eyay tan iyo intii la ansaxiyay gudidaasi 6dii bisha maaris(6march

Ogaysiis


Waxa maalinta Isiinta bishan abril tahay 5/04/2010 lagu qaban doono Xaafada oo ka tirsan West London .Shirkii Gudida UK . Gudidaasi oo qabsan doonta shirkoodu ugu horeyay tan iyo intii la ansaxiyay gudidaasi 6dii bisha maaris(6march).


Shirkaasi waxay gudidu ku eegi doontaa guud ahaan arimaha OLOLAHA dorashada, gaarAhaana kaalinta ay ku leedahay UK ka qayb qaadashada Ololaha doorashada fooda
inagu so haysa.Waxa dhamaan la farayaa Gudida UK in ay waqtiga dhawraan

TIlmaanta Adreyska Goobta:

Goobta shirka waxay ka so horjeeda Raynerslane station
Waxa taga waa Piccadilly line( Rayners Lane)
464 RaynesLane,
HA2 9TN


Waqtiga Shirka:

1:00 Pm To 4:00 PM
Wixii fahfaahin ah kala xidhiidh
Ibrahim Hussein 07904869990
Cumar Xassan 07852907628


Waa Bilaahi tawfiiq


Gudoomiyaha Gudida Uk

Ibrahim hussein