Ogaysiis Ogaysiis Xaflad Baladhan ayka qayb Galayaan Gudoo miyaha
Gobalka Togdheer Iyo Gudoomiy aha Gudida Dib Udhiska AIRPORKA BURCO
Iyo Dhamaanba Bulshada Somaliland Lagu Qabanayo Magala da Birmgham
Monday 28/01/2013

Waxaan dhamaanba bulshada Somaliland ku dhaqan Gobalka West
Middlandka iyo Magaalada Birmingham nawaaxigeedan in maalinta bariya
hadii ilahay idmo lagu qabanaayo xaflad balaadhan ayna ka soo qayb
galayaanTudoomiyaha Gobalka Togdheer iyo Gudoomiyaha Dib u Dhiska
AirPort Magalada Burco Gobalka Ee Caasimada labaad ee Somaliland
lagu qabanaayo Monday 28/01/2013 goobtu waa goobtii maalintii hore
gudoomiyaha lagu soodhawaynaayey Birmghinham lagu qabtay shirka
Meesha Iyo Maalintuna iyo wakhtiga
Goobtuna tahay
Freindship’s Institute 220 Moseley Road B12 0DG
Wakhtiguna 17:50 PM Xiliga UK
Waxuu Faah faahin ah aad u bahan tahay waxaad kala xidhiidhaa qaban
qaabiyayaasha isku diba ridayaas ha xaflada Aqoon yahay
Muuse Askar Guuleed iyo kal
kaaliyaashiisa xaflada Mobile Numberks
07878136290 .
Gudoomiyaha Gobalka Togdheer
Abdo Ahmed Ayir iyo
Sheikh Cali Mahamed Ahmed waxay
bulshada Soma liland uga warami doonan halka uu maraayo AIRPORT
BURCO iyo kulamo ay jaaliyada Somaliland kula laha ayeen dhamaanba
qaarada Yurub sida Norway Dermark Sweden London Manchester waxayna
ka war bix in doonaan halkay wax marayaan iyo waxii ay kala soo
kulmeen dhamaanba magaalooyinkaas iyo dalalkaas ay tageen.
Dhanka kale waxaa halkaas kuugu diyaara abwaano iyo aqoon yahano iyo
hal abuur intuba waxaad ka heli doontaa soodhawayn iyo madaadalo
intaba haka maqnaan hana mogaan xaflada iyo habeenka Monday
28/01/2013 Wakhtiguna
17:50 PM Xiliga UK
|