Ogaysiis
Ogaysiis , Marka aan Idhaahdaba Arin Baynu
Leenee aqalada Ka Soo Baxa

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee
d egan magaalada Toronto iyo Nawaaxigeeda in la qabanayayo Shir
balaa dhan oo isugu jira Xus loo samaynayo
Shuhadadii SNM Iyo xasuus loo
B aroordiiqayo SanadguuradiiI 1AAD ee ka Soo
Wareegtay Qaraxyadii ka dhacay Magaalada
Hargeysa.
Waxaa kale oo shirkaas lagaga
arinsan doona arimo badan oo ay ka mid yihiin dib u habayn iyo dib u
kabis lagu samayn doono laanta xisbiga ee magaalada Toronto.
Hadaba waxaa shirkaa la qaban
doona maalinta Sabtida ee bishu tahay
31 ka Oktoobar
0300 Galabnimo Illa 0800 fiidnimo.
Cinwaanka Goobta lagu qabanayaana Waa:
1801 LAWRENCE Ave East ( Loorans Afanyuu IIST
) xafada Scarborough(SKAARBURO) Sinai Plaza ( Plaasada SIINAY ) ee
ku taal isgoyska Lawrence Iyo Pharmacy.
Xubnaha Taageerayaasha ahna waxaa laga codsanayaa inay wakhtiga
ilaaliyaan.
Gudida Qaban Qaabada Shirka
|