Ogaysiis Muhiim ah

 

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jahliyada Somaliland iyo cid kasta oo d anaynaysa Ciyaaraha Somaliland Gaar ahaan tartamada orodada in aad ka heli karto Cajaladii tartanka Orodka Gabiley 2008 oo DVD ah

Edmonton Alberta Canada


Kaid Askar iyo Hasan askar

Kaid 780 863 9270

Hasan 780 708 4599
Email:orodkagabiley@hotmail.com



Cajaladaasi oo si aad u heersaraysa loo soo habeeyay kuna tabaruceen qabashada orodkaasi jahliyada reer Somaliland ee wadanka Canada.



Hadaba waxaa muhiim ah in cidkasta oo danaynaysa daawashada  cajala daasi iyo ka qayb qaadashada horumarka ciyaaraha fudud ee Somaliland iyo gaar ahaanba Gobolka Gabiley inay la xidhiidhaan telephonada aan ko r ku xusnay.