
Ogaysiis
From UCID Party Laanta Sheffeild UK
Xisbiga Daryeelka iyo Cadaalada (UCID)
Gudiga Sheffeild ee Ucid
Mudane, Marwo,
Carruur iyo Ciroolba,
Dhamaan dadwynaha reer sheffiel iyo nawaaxigeeda deganba wax la’
ogeysiinayaa.
In madax heer qarani martiqaad inoogu yihiin sheffiel. Dhamaantood
reer shaffield gacmafuran iyo soodhoweyn wacan.
Waxa ka mid ah.
Waxa hogaamiyaya Weftiga:
1. Mudane Ing. Feysal A. Waraabe Gudoomiyaha Xibiga Ucid
2.Gudoomiyaha Golaha Xildhibaanda Qaranka SLD Mudane, C/raxmaan M c/laahi
Ciro
3.Madaxweyne kuxigeenka koowaad Mudane Dr.Maxamed Rashiid Sheekh
Xasan
4.Gudoomiye kuxigeenka koowaad Mudane Aadan Waqaf
5.Goomiyah UK Mudane, Ibrahin Rashiid,
Shirku waa axada march 2009-03-08
14:30pm – 17:30pm
Brurngreave Vestrey Hall
2 Burgreave road Sheffield S3 9DD
UCID SHEFFIELD
Wixii faahfaahin ah ee intaas dheer adoo mahdsna kala xidhiidh
msuuliyiintan hoos ku qoran
07961247056 A.BOOS.
0782852967
MUBRIK ISMAAIL.
07960345617 Isaaq. Hassan
|