OGaysiis:
Bandhiga Buuga Koowaad ee Naadiga Akhriska Timacadde-Gabiley
Naadiga Akhriska Timacadde {Timacadde Readers Club (TRC) } waxa uu
ku wargal inayaa Dhamaan Bahwaynta akhriska Jecel In uu
Naadigu kuu soo Bandhigi Doono Buugii Labaad Habeenka uu Jimcuhu soo
galayo ee ay Taariikhdu tahay 03/12/20
09. Buuga la soo Bandhigi doono ayaa ah Buuga uu qoray Qoraaga
Caanka ah ee Xasan Cabdi Madar oo Magaciisu la yidhaa, Nabaadiino.
Buugaasi oo Si qoto dheer uga hadlaya Tacadiyada inta badan lagu
kaco Dadka iyo Duunyada.
Magaca buugu waa:
Nabaadiino.
Waxana soo Bandhigi doona:
Mahdi Sheekh Cabdi.
Taariikhdu:
03/12/09
Wakhtiga: 7:00 PM
Goobta: Hoolka
Dawlada Hoose ee Gabiley
Qoraaga Buuga:
Qoraaga Caanka ah ee Xasan Cabdi Madar
Timacadde Readers Clup (TRC)
waxa uu dhiiri galinayaa Cid kasta oo jecel inay Wax akhrido, Buug
Soo bandhigto, kana qayb qaadato wacyi galinta Dhalinyarada iyo D
haqanka Suuban.
Ka soo Qayb galkaagu Waa Muhiim, Dhawrida Waqtiguna waa Astaan
ilbaxnimo oo adiga kuu gaar ah.
Siciid Khadar C/laahi
Timacadde Readers Club
timacaddereaders@hotmail.com
|