Ogaysiis:Shirwayne Xisbiga UDUB UK
Dhamaan tageerayaasha xisbiga
UDUB UK ee ku nool wadanka UK waxa la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb
galaan shir balaadhan oo ka dhici doona magaalada
London taariikhdu markay tahay
03/04/2010
Dhamaan tageerayaasha xisbiga UDUB UK ee ku nool wadanka UK waxa la
ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan shir balaadhan oo ka dhici
doona magaalada London taariikhdu m arkay tahay
03/04/2010.
Shirka waxa lagu dardar galinayaa
howlaha xisbiga.
Goobta shirku ka dhici doonaa waa:
Oxford House, Derbyshire Street
London E2 6HG,
saacadu markay tahay saddexda (3.00)galabnimo.
Gaadiidka la soo raaci karaa waa
Tube: Bethnal green station.
Buses: 8, 253,309, 276.
Wixii faafaahin dheeraada kala xidhiidha
Siciid 07944 064047
Abdi 07956 489254
Mustafa 07535 622072
|