Ogaysiis: Soo dhawaynta gudoomiyayaasha jaamacadaha Somaliland

 


Urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community, isagoo la  kaashana ya ururada SSE iyo SSUK, wuxu Somalilanders-ka dagan London u soo  bandhi gaya kulan qiimo leh oo aynu kusoo dhawaynayno gudoomiyayaasha  jaamac adaha Somaliland oo socdaal ku maraya dalkan Ingiriiska.

Mudanayaashu  wa xay inooga warami doonan horumarka laga gaadhay ta liinta sare ee  Somalil and, waxa walli ka dhiman iyo caqabadaha horyaala.

 Waxa kaloo aynu  muna asibadan kaga doodi doona oo aynu fikradaha isku waydaarsan doonaa   doo rka ay tacliintu ka ciyaarto amma ay tahay inay ka ciyaarto dhisida iyo  horu marinta qaranimada.


Waxa martida ka mida: Professor Suleymaan Axmed Guleed, Dr Cadbisalaan Yaasiin Maxamed, Dr Xuseen Bulxan, Dr Saciid Axmed Xasan, Professor  Xas an Kire iyo marti sharaf kaloo badan.



Taariikh: 13-ka Desember 2009

Madasha: Dominion Arts & Cultural Centre, 112 The Green,

Southall, UB2 4BQ

Wakhtiga: Bilaabmaysa 2-da galabnimo, dhamanaysana 6-da



Wixi fahfaahin ah kala soo xidhiidh xafiiska West London Somaliland Community nambarka ah 0208 848 1180 amma kuwa gacanta ee kala ah 07957758340 iyo 07984676106

 



Gudida qabanqaabada