Bandhiga Buuga
Koowaad ee Naadiga Akhriska Timacadde-Gabiley

Naadiga
Akhriska Timacadde {Timacadde Readers Club TRC) } wa xa
uu ku wa rgalinayaa Dhamaan Bahwaynta akhriska Jecel In uu
Naadigu kuu soo Bandhigi Doono Buugii koowaad Habeenka uu Jimcuhu
soo gala yo ee ay Taariikhdu tah ay 29/10/09.
Buuga la soo Ban dhigi doono ayaa ah Buugii uu qoray Qoraaga
Caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale oo Mag aciisu la yidhaa,
Diiwaanka Ma an sada Timacadde. Buugaasi oo Si qoto
dheer uga hadlaya Taariikhda Abwaankii Soom aaliyeed Alle ha u
Naxariistee Abwaan C/laahi Suldaan Timac adde iyo
Suugaantiisii.
Magaca buugu waa:
Diiwaanka Maansada Timacadde.
Waxana soo Bandhigi doona:
Siciid Khadar C/laahi.
Taariikhdu:
29/10/09
Wakhtiga: 6:30 PM
Goobta: Womens
Clups
Qoraaga Buuga:
Qoraaga Caanka ah ee Boobe Yuusuf
Ducaale
Timacadde Readers Clup (TRC)
waxa uu dhiiri galinayaa Cid kasta oo jecel inay Wax akhrido, Buug
Soo bandhigto, kana qayb qaadato wacyi galinta Dhaliny arada
iyo Dhaqanka Suuban.
Ka soo Qayb galkaagu Waa Muhiim.
Mustafe Abdikariin Ali (Mustafe
Future)
TRC Coordinator
Gabiley/Somaliland
timacaddereaders@hotmail.com
|