ODHA oo xaflad
Balaadhan uqabatey Qurbajooha iyo damaashaadki xalay.

Hargeysa(TNN)-Hayada wadaniga ah Ee ODHA ayaa xaflad balaadhan oo ay
ku maamuseyso kuna soo dhawa yneyso qurbajooga somaliland eekusugan
dalka usameysey habeenkii xalay ahaa.Hotel CROWN ee magaalda
Hargeysa.
xafaldani oo aheyd mid sibalaahdan losoo agaasimey ayaa waxaa kasoo
qayb galley masuuliyiinta saresae ee ODHA ,Qurbajooga badan ,kooxda
dhaqanka ee unnuga wadaniyada somaliland,aqoonyahan dhallinyaro iyo
martisharaf kalle.
Xafladan ooa heyd mid la isku arkey ayaa waxaa sidoo kalle madasha
kusugnaa fanaanak caanka ah Nuradiin oo isna kaqaadey heeso kalla
duwam iyo gabahdan caanku ah buraaburka oo siablaadhan xalay
qurbajooga umaaweelsey.
Gudoomiyaha Hayada Wadaniga ah Ee Odha
Marwo Faadumo Siciid Ibrahim oo
gunanadkii xaflada hadalo koob an kajeedisey xafladaasi ayaahseegtey
iney soodhaweyneyso dhamaan qurbajooga somaliland kunasoo dhaw
eyneyso dhulkood ahooyo.
Marwo Faadumo Siciid waxay sheegtey
iney qorbajhooga ku dhiirigilineyso iney dalkooda wxkaqabsanadaa.
Gudoomiyaha Hayada Wadaniga ah ee ODHA Faadumo Siciid waxay sheegtey
iney muhiim ay tahey in agoontii SNM ay katagtey laxasuusto sidaa
daraadeed ay ODHA ahaan ay sameeyen accounta ay agoonta ugu
gargaarayaan ayna uiibinayaa dharka ciida sidey maalinta farxada ay
caruurta udamaashadaan.
Md Xadan warabacade oo kamid ah Qurbajooga Somaliland oo isna
munaasiabdaasi kahadley ayaa um aahd naqey ODHA oo sooqabn qabisey
xafladaniw axaanu usoo jeediyey qurbajooga iney dalkooda usoo
shaqeeyaan ooa ywaxtaraan.sidoo kalle waxaaa uu xusey in loobaahan
yahey in la ogaado maamlmaha cidia caruurta ago onta ah.
gabogabadii xafladaasi waxa kood unnugu ay kusoo bandhigeen riwaayad
aad uxiiso badneyd oo kahadleysey Qaadka iyo dhibaatooyinkiisa.
Maaha markii ugu horeysey ee ay odha Xaflad uqabato qurbajooga
somaliland lakiin sanad walba waa ay qabataa/.
Axmed Maxamed Shaqalle
Shaqalle02@gmail.com
Hargeysa Somaliland
|