nasiib darada somaliland

 




waxan kaxumahay in guushii xallay u soo hoyatay wadanka somaliland uuna keenay orady a h anka {Mohamed Farah }ay sheegtaan somalia sida ay usheegtaan somalilandba arint aas dhaliisheedana waxa iska leh bulsho weynta reer somaliland gaar ahaan xukuuma da iyu warbaahinta somaliland voada iyo bbcduba waxay afka kala xushoodeen inay yidhaahd aan Mohamed Farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda jamhuuriyada  somaliland waxan kula talinayaa xukuumada somaliland in labada idaacadoodba somaliland laga soo saaro maada ama ay kasoo horjeedaan jiritaanka j/somaliland waxa iyaduna wax lalayaabo ah shaqaala ha ka shaqeeya ee u dhashay somaliland waxay uga baqayaan xaqa ay somaliland leedah ay ee laqarinayo haddii aanay ka hadli karin shaqada hakatagaan risiq mawaayayaane bulshada reer somaliland miyaanay ogeyn dagaalka qabaw ee lagula jiro

waxan hambalyo halka uga dirayaa Oradyahan Mohamed Farah waxan leeyahay ilaahay hakuugu wado guushaasi Ilaahow xaqayaga nagaransii

 

 


M M Eleye {Suweys}