Anagoo kala ah -




-Cumar Daarood Hassan, Faisa Jaama Caabi
-Maxamed Omar Daarood
-Abdiraxman Omar Daarood
-Abdiqani Omar Daarood
-Bilan Omar Daarood iyo Hassan Rashid Axmed.Oomar
-Hodan Omar Daarood iyo Abdi Nur Xersi
-Hibo Omar Daarood iyo Nasir Musa Ismail

 


Waxanu halkan tacsi uga dirayna dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo xaaskii iyo caruurtii marxumo Dr. Mohamed Abdiqadir oo xalay o ay bishu aheyd 25 March ku geeriyooday magaalada Oslo dalkan Norway, waxan ilaahey uga baryaynaa marxumo dr. Maxamed inuu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteenna samir iyo iiman inaga siiyo

 

 

 

Aamin Aamin Aamin