Munadibad qaadhaan logu ururinayay shir weynaha
golaha dhexe ee xisbiga Waddani

Waxaa habeenkii sabti ee bishu ahayd 24/09/2016 ka qabsoontay
magaalada Den Haag (The Hag ue)
ee wadanka HOLLAND munadibad qaadhaan logu ururinayay shir weynaha
golaha dhexe ee xis biga Waddani.
Munasibad aad u qurux badan oo si weyn lo soo agaasimay taas oo ay
ka soo qayb qalen taageera yasha xisbiga waddani ee dalka HOLLAND.
Isku soo wada duubo munasibadaas baa ku soo dhamaatay jawi degen.
Wabilaahi tawfiiq,
Gudoomiye : XIIS MAXAMED CIGE ( HOLLAND)
|