Munaasibad lagu xusayey sannad guuradii 14 - aad ee geerida Aabihii Jamhuriyada Somaliland,marxum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,oo lagu qabtay Huteel Guuleed,ee magaalada Hargeysa