Saxiibayaal sheekadaa ciyaal u sheega. Waxa uu Muuse iyo Mujaahidinta sharafta leh ay So maliland u qabteen nin weyna og, doqonna loo sheegi maayo. Nacastan buuran ee kolba od ay ay qabyaaladu madax martay lacagta uu ka furanyo halkey joogtey markii uu Muuse ka t anuusuley xilkii uu ka hayey ciidankii Siyaad Barre, ee uu buurta u galay si uu sharaf dadkiisa u difaaco. Nacastan buuran ee is leh
xag xagashada Muuse Biixi, ayaad wax ku noqon
ama dumar qaby aaladaysan oo aad soo dirto si ay websiteyada uga soo
booteeyaan ayaad wax ku noqon, w axaan leeyahey ninkan aad wax ka
sheegayso waa kii isaga iyo kuwa kaloo badan hurdada u diidey Siyaad
Barre, ilmadana ka biiyey dumarkeena iyo caruurteena. • Xisbiyo la kala iibsado oo Ganacsi loo bedalo • Warbaahinto Shilimaad loo daadiyo si ay ku amaanaan. • Wargeysyada waa weyn oo loo booteeyo marka ay runta sheegaan. • Qabyaalad habeyn iyo maalin aan dhamaaneyn. • Abtiyaashey ayaa i soo saaraya oo dariiq walba la isla taago.
Nin labo bilood wadanka jooga oo yidhaahda qasab iigu doorta waayo shaqadaydii ayaan fa saxay hadii kale dagaal baa dhici. Dumarkii oo la yidhaahdo dhex gala laba nin oo siyaasad k u wada hadlaaya.
|