Mayorka
Degmada Tog-wajaale Adan Shine oo tacsi
tiiraanyo leh u diray ehelkii & qaraabadii marxum Maxamed Cabdi
Iskeerse

Tog-wajaale (TNN) : - Mayorka degmada Tog-wajaale,Adan Shiine,isagoo
ku hadlaya magaciisa & ka bulshada degmada Tog-wajaale,ayaa tacsi
tiiraanyo leh u diray ,ehel kii,qaraabadii & shacabka Somaliland ee
uu ka baxay,marxuum Maxamed Cabdi Iskee rse ,oo maanta aas Qaran
loogu sameeyey magaalada Hargeysa
Mayor Adan shiine,ayaa Ilaahay uga
bareyey inuu marxuumka janno fardwsa ka wa raabiyo,
dhamm aanteena samir iyo iimaan ka siiyo ,aamiin.
إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Timacade News Desk
Tog-wajaale,Somaliland |