Mayorka magaalada Tog-wajaale,Adan Shiine,oo mun aasibada Ciidal Fidriga awgeed hambalyo u diray madaxweynaha iyo shacabka Somaliland

Birmingham,UK (TNN)
:- Mayorka magaalada Tog-wajaale,Adan Shiine,oo hadda ku sugan
magaalada Birmingham ee carriga Ingiriiska,ayaa munaasibada Ciidal
Fidriga awgeed ham balyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada
Somaliland,Axmed Maxamed Maxamuud (Siil aanyo),marwada Koowaad ,Amina-weris
Sheekh Maxamed Jirde,Madaxwene ku-xigeenk a, Cabdiraxman Seylici ,marwadiisa
Raxma Xaaji Muxumed Suldaan,Golaha Wasiirada, Gol aha
Wakiilada,Golaha Guurida,Ciidamada Qaranka,shacabka Gobolk
Gabiley,shacabka deg mada Tog-wjaal iyo dhammaan shacabka
Somaliland meel kasta oo ay joogaanba.
Mayor Adan Shiine,ayaa wuxuu Allaha
awooda leh ka beryey ,inuu sannadka sannadkiisa caafimaad iyo bash
bash iyo barwaaqo innagu gaadhsiiyo,Rabbina Nabada inno sii adkeey
o.
Timacade News Desk
Birmingham,UK
|