Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa Dil ku xukuntay Xildhibaan golaha deegaanka Hargeysa ah

 



Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir waxa saaka la hor keenay Maxkamadda Gobolka Hargeysa taasoo...........


Hargeysa (TNN):- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa Dil ku xukuntay Xildhibaan Mustafe Cism aan Daahir, kaasoo hore u dilay nin ay saaxiibo ahaayeen goor habeenimo ahayd.

Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir waxa saaka la hor keenay Maxkamadda Gobolka Hargeysa ta asoo soo gabagabaysay dhagaysiga Dacwadiisa oo in muddo ah socotay, waxaanay maanta ku dhawaaqday xukun Dil ah, kaasoo ay u cuskatay Xeerka Ciqaabta Guud iyo shareecadda Isla amka.

Mustafe Cismaan Daahir oo ahaa Xildhibaan Golaha Deegaanka ah oo in badan xukunkiisa la sug ayey waxa lagu wadaa in uu jagadiisii buuxiyo xildhibaankii ku xigay oo ka dhur sugayey Xukunk an isla markaana dood badan oo dhinaca sharciga ahi ka hor taagnayd in uu kursigiisa buuxiyo.
 

 


Timacade News Desl
Hargeysa,Somaliland