Marxuum Xuseen Wadaadyare

 



Anagoo kala ah dadka magaacdoodu hoos ku qorantahay waxaanu marxuun Xuse en Wadaadyare Ilahay uga baryanaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo intii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo,aamiin.


- Sacad Ismaaciil Samatar
- Saciid Budle
- Cabdicasiis Maxamed Buubaa
- Naasir Jaamac
- Yaasiin Abu-Shiraac
- Cabdiraxamaan Faarax (Suju)
- Rashiid Axmed-Weli Sh. Muuse,
- Iyo dhamaan shaqaalaha hay'ada Horn Development Center (HDC)


waxay tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuun Xuseen C/laahi Jaamac(Xuseen Wadaadyare) oo shalay ku geeriyooday magaalada Minnea polis ee dalka Maraykanka.