Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajucuun انا للة وانا الية راجعون

 


Tacsi ku socota eheladii iyo qaraabadii marxuun Maxamuud Cumar Cige (Ilka Case) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Aabo Muxumed Xasan (Budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
Hooyo Saynab Faarax
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Faadumo Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Mustafe Budle.

dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeedu
waxay tacsi tiiraanjo le u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ala ha u naxariistee,
marxuun Maxamuud Cumar Cige (Ilka Case) oo u geeriyooday Magaalada Hargeysa waxaa nu marxuunkaa ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janao ka waraabiyo,qoyskii iyo qara abadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ale ka siiyo,gaar ahaan xaaskiisa iyo caruurtiis a,(aamiin)