marxuun Cismaan Xaaji Jaamac Xandule oo dhawaan ku geeriyo oday dalka sucuud arabiya gaar ahaan magaalada Riyad

 

 


Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan tacsi uga diraynaa qiyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Cismaan Xaaji Jaamac Xandule , oo dhawaan ku geeriyooday Dalka Sucuud Arabiya,  gaar ahaan Magaalada Riyad.

Waxaanu si gaara uga tacsiyadaynaynaa walaashayo Sahra Aw Muhumed Cabdilaahi ,oo ahayd xaas kii marxuunka , waxaanu leenahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga wada siiyo, Marxuunkana Ilaahay janatul Fardowsa ha ka waraabiyo.Aamiin, Aamiin, Aamiin.



  Hooyo Faadumo cali Cigaal.
  Luula Aw Muxumed Cabdilaahi
  Caashacanab Aw muxumed Cabdilaahi
  Rashiid Aw Muxumed Cabdilaahi
  Mukhtaar Aw Muxumed Cabdilaahi
  Naasir aw muhumed Cabdilaahi
  Khadra aw Muhumed Cabdilaahi
Caasha Aw Muhumed Cabdilaahi.

 


  Aabo Muxumad Xasan (Budle)
  Hooyo Xabiiba Taani
  Muuse Budle
  Ruqiya Budle
 Dr.Siciid Budle
  Sacad Budle
  Khadra Budle
  Faadumo Budle
 Mustafe Budle



Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga baryayaan marxuun Cismaan Xaaji Jaamac Xandule, inuu naxariistii jano ka waraabiyo ,ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo,Aamiin, Aamiin, Aamiin, Aaniin