Marxuumadda Amina Maxamuud Cabdi انا للة وانا الية راجعون
Annagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin,kana soo jeednna Jamhu uriyadda Somaliland,deganna carriga Ingiriiska ,gaar ahaan magaalada Birmingham,wax a anu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa saaxiibkayo, Maxmed maxamud Cabdi ( Diinaari), oo walaashii ,marxuma Amina Maxmud Cabdi, ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee caas imadda Somaliland. Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumadda Janno Fardawsa ka waraabiyo,dh ammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin.
Dadka tacsida diraya: 1)-Cabdirisaaq Cali Muuse (Shiine)
|