MARXUUMAD XAAWA-LUUL SHEEKH MAXAMED JIRDE

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng.Mohamed Ali Muse,waxaan tacsi tiiraanyo leh u dir ayaa marwada koowaad ee Jamhuuriyada Somaliland,Amina-weris Sheekh Maxamed Jir de,oo walaasheed ,marxuumad Xaawa-luul Sheekh Maxamed Jirde,ku geeriyootay maali ntii Axada,23 February,2014,magaalada London ee carriga Ingiriiska.

Waxaan tacsi taa la mid ah u dirayaa qoyskii,caruurtii,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii & asxa abtii ay marxuumadu ka baxday.

Waxaanu Allaha awooda leh uga baryeyaa, inuu marxuumad Xaawa-luul Sheekh Maxa med Jirde, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo,iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin, aamiin, aamiin.
 

 

 

Eng. Mohamed Ali Muse